Puntland oo deegaanadeeda ka mamnuucday bacaha alaabta lagu qaato (Akhriso)

0
72

Maamulka Puntland ayaa waxa uu markii ugu horeysay deegaanadiisa ka mamnuucay bacaha la isticmaalo halka mar ee ay dadka alaabta ku qataan.

Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada ee dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu mamnuucay indeegaanada maamulkaas aan laga isticmaali karin Bacaha halka mar la isticmaalo.

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimillada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horay suuqyada ganacsiga dalka iyo dekedaha uga mamnuucday isticmaalka, ka ganacsiga iyo soo dejinta bacda halka mar la isticmaalo oo dhibaato ku ah deegaanka.

Hoos ka akhriso war-saaxafadeedka kasoo baxay wasaarrada Deegaanka Puntland.

464148135_1049325547234051_6731758753269393418_n-221x300 Puntland oo deegaanadeeda ka mamnuucday bacaha alaabta lagu qaato (Akhriso)

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here