Booliska Koonfur afrika ayaa xabsiga u taxaabay nin la sheegay inu yahay soomaali islamarkaane lagu eedeeyay in uu toogasho ku dhawacay nin ganacsade South African ah
Dhacdada ayaa laga soo tabiyay tuulada Sharpeville Ee u dhexeeysa degmooyinka, Vanderbijlpark iyo Vereeniging, ee dhaca koonfurta gobolka Gauteng
Xaalada Sharpville ayaa kacsan iyadoo dadka deeganka ay boobeen dukaamo dhowr ah oo shisheeyaha leeyahay waxaana laga baqayaa in xaaladu faraha ka baxdo.
