Faah faahin:Muwaadin Soomaaliyeed oo toogasho ku dhaawacay ganacsade Koonfur Afrikan ah

0
65

Booliska Koonfur afrika ayaa xabsiga u taxaabay nin la sheegay inu yahay soomaali islamarkaane lagu eedeeyay in uu toogasho ku dhawacay nin ganacsade South African ah

Dhacdada ayaa laga soo tabiyay tuulada Sharpeville Ee u dhexeeysa degmooyinka, Vanderbijlpark iyo Vereeniging, ee dhaca koonfurta gobolka Gauteng

Xaalada Sharpville ayaa kacsan iyadoo dadka deeganka ay boobeen dukaamo dhowr ah oo shisheeyaha leeyahay waxaana laga baqayaa in xaaladu faraha ka baxdo.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here