Daa’uud Aweys oo ka booqday xarun muhiim ah oo dhowaan la furay +Sawirro

0
68

Wasirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo kormeer ku tagay xarunta diyaarinta Qorshaha Isbeddelka Qaranka, ayaa booqday qeybaha kala duwan ee sheybaarada lagu diyaarinayo qorshaha isaga oo ku dhiirigeliyay hawlwadeenada kala duwan shaqada muhiimka ah ay u hayaan qaranka.

Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiirka Warfaafinta ayaa si gaar ah kulan ula yeeshay mas’uuliyiinta iyo hawlwadeennada kala duwan ee ka shaqaynaya Qorshaha Warbaahinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, isagoo ka dhagaystay warbixinta shaqada ay hayaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa 16-kii bishan October si rasmi ah u daah furay Qorista Qorshaha Isbadalka Qaranka, kaasi oo hadda diyaarintiisa ay ku hawlan yihiin mas’uuliyiin iyo hawlwadeenno kala duwan oo ka socda Wasaaradaha iyo Hay’adaha kala duwan ee dowladda.

 

464361963_1051968406969765_6048286315041119657_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=111&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=9q5wDGcZsCQQ7kNvgGzupWt&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Daa'uud Aweys oo ka booqday xarun muhiim ah oo dhowaan la furay +Sawirro
464686062_1051968156969790_8954950151164989954_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=101&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=GnjO6fL--FsQ7kNvgETkDFc&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Daa'uud Aweys oo ka booqday xarun muhiim ah oo dhowaan la furay +Sawirro
464430865_1051968250303114_537004854537670472_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=103&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=NIAPdrucmrUQ7kNvgFmy6e0&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Daa'uud Aweys oo ka booqday xarun muhiim ah oo dhowaan la furay +Sawirro
464524693_1051968270303112_3018039978871154831_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=104&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=nbvA6k1zdRUQ7kNvgHSfp0y&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Daa'uud Aweys oo ka booqday xarun muhiim ah oo dhowaan la furay +Sawirro
464578080_1051968170303122_7536312601745795432_n.jpg?stp=dst-jpg_p526x395&_nc_cat=104&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=Yij-F8cSSKMQ7kNvgFTdHF-&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 Daa'uud Aweys oo ka booqday xarun muhiim ah oo dhowaan la furay +Sawirro

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here