Sarkaal sare oo katirsana kooxda ‘AS’ oo duqeyn lagu dilay

0
83

War qoraal ah oo kasoo baxay hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, ayaa lagu faah faahiyay howlgal ka dhacday gobolka shabeellaha Dhexe, oo lagu dilay sarkaal katirsanaa kooxda Al-shabaab.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in ciidanka NISA, oo kaashanaya saaxiibada caalamka duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Ceel-bacad ay ku dilee horjooge lagu macaabi jiray Yuusuf Dhegnaas, iyo  20 dagaalame oo katirsan al-Shabaab.

Gli_Zf6WgAAy33Z-212x300 Sarkaal sare oo katirsana kooxda 'AS' oo duqeyn lagu dilay

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here