labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda sanadkii 2023

0
68

Labada golle ee baarlamaanka soomaaliya ee aqalka sare iyo golaha shacabka ayaa maanta si wadajir ah waxa ay kulankooda ugu yesheen xaruntooda villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka golaha ayaa waxaa si wadajir u guddoominayay labada guddoonka ee baarlamaanka soomaaliya,waxaa soo xaadiray inta badan xildhibaanada golaha shacabka iyo kuwa aqalka sare

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay xiisaab xirka miisaaniyadda sanadkii 2023, waxaana ogolaatay 167-Xildhibaan ,saddex xildhibaan ayaa diiday wax ka aamusayna ma jirin.
464504933_1051895613643711_4040190192251041698_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=108&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=cUAuITwQwq0Q7kNvgGAC_v2&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda sanadkii 2023
464599861_1051895616977044_5239849587431471101_n.jpg?stp=dst-jpg_s600x600&_nc_cat=101&ccb=1-7&_nc_sid=127cfc&_nc_ohc=4pvDSYhHPN4Q7kNvgHGxlpn&_nc_zt=23&_nc_ht=scontent.fmgq1-2 labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda sanadkii 2023

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here