Jubbaland oo isugu yeertay Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada maamulkaasi ( War-saxaafadeed)

0
72

Xili khilaafka u dhaxeeyay maamul goboleedka jubbaland iyo dowladda dhexe oo si xumaaday,isla markaana hoggaamiyihii jubbaland uu isaga shirkii golaha wadatashiga qaranka ee dhowaan lagu soo gabe-gabeeyay muqdisho, ayaa xalay madaxda jubbaland waxa ay soo sareen war-saxafadeed ay ugu yerayaan xildhibaanada golle ee deegaan doorashooda ay tahay jubbaland.

Warka qoraalka ee kasoo baxay madaxtooyada Jubbaland,ayaa waxaa lagu sheegay in xildhibaanada labada golle ay kasoo qeyb galaan casumaad dhici doonta 11-ka bishan November, taasi oo looga hadli doono xaalada siyaasadeed ee dalka.

Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay Jubbaland.

465284127_2236105820092683_8312344508164605336_n-206x300 Jubbaland oo isugu yeertay Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada maamulkaasi ( War-saxaafadeed)

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here