Guddoomiye Aadan Madoobe oo dib u fasaxay xildhibaano laga ganaaxay kulamada golaha shacabka

0
73

Bayaan kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa lagu sheegay in 15 xildhibaan oo katirsan golaha shacabka loo fasaxay ka qeyb galka fadhiyada guud ee kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka.

Bayaanka ayaa kasoo ayaa lagu sheegay in Xildhibaannadan hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay.

“waxa uuna xildhibaanadda kula dardaarmay ilaalinta dastuurka Qaranka, xeer hoosaadka iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed”.  ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay guddoomiyaha.

476427076_1143436851156253_4160328487404389013_n-212x300 Guddoomiye Aadan Madoobe oo dib u fasaxay xildhibaano laga ganaaxay kulamada golaha shacabka 481124239_1143436844489587_545967836188611467_n-214x300 Guddoomiye Aadan Madoobe oo dib u fasaxay xildhibaano laga ganaaxay kulamada golaha shacabka

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here