DEGDEG:Dagaal u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan dowladda oo ka socda Muqdisho

0
89

Dagaal culus ayaa hada ka socda xaafada soona key ee degmada hodan ee gobolka banaadir waxa uuna dagaalka u dhaxeeyaa ciidamo ka wada tirsan dowlada.

Ciidanka ayaa isku haysta dhulka xaafdaa soona key iyada oo ciidamo arintaasi ka soo horjeeda ay saaka fariisamo ka sameysteen xaafadaasi.

Shacabkii halkaasi ku nolaa ayaa inta badan is kaga barakacay iyada oo dagaalka uu yahay mid culus.

Sidoo kole weli waxaa xaalad adag ay ka taagantahay xaafada ex kontarool afgooye .

Sikastaba maalmihii lasoo dhaafay Muqdisho waxaa ku soo badanayay muranka dhulalka isla markaana marmarka qaar sababa gacan ka hadal geysta khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here