DEGDEG: Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho

0
78

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax goordhweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa si gaar ah uga  dhacay hore xirada Damaanyo ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socotay qorista ciidamo cusub.

Dhinaca kale goobjoogeyaal ayaa soo sheegaya in qaraxa lala beegsaday dhalinyaro dooneysay in ay u isu diiwaan galiyaan askarta ciidamada xooga.

Inta la xaqiijiyay ilaa iyo 8 dhallinyaro ah ayaa goobta ku geeriyooday, halka tiro intaas badana xaaladooda caafimaad lagula tacaalayo isbitaalada ku yaalla Muqdisho.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here