Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya

0
68

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan wadatashig ah Xarunta Madaxtooyada kula yeeshay Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ku matala Jubaland.

Xildhibaanada oo ku yimid martiqaadkii Madaxweynahu uu u fidiyay Xildhibaanada labada Aqal si wadatashi balaadhan looga yeesho xaalada guud ee siyaasada dalka ayaa wada latashiyada ay la yeelanayaan qeybaha Kala duwan ee Bulshada iyo hogaanka Dowladda Jubaland.

465982821_1122006552614567_7405768700451020349_n-300x200 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya 465985319_1122006465947909_4638956964245477802_n-300x200 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya 466409838_1122006495947906_6502467832843389002_n-300x231 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya 465873496_1122005705947985_1066575163907791719_n-300x200 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya 465894859_1122006042614618_2491882801060807388_n-300x158 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya 466404889_1122005382614684_8586752856178396080_n-300x215 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya 466022734_1122006079281281_601989366913484272_n-300x200 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya 466417280_1122005289281360_1162725223700375532_n-300x200 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here