rnnsomalitv

Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan wadatashig ah Xarunta Madaxtooyada kula yeeshay Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ku matala Jubaland.

Xildhibaanada oo ku yimid martiqaadkii Madaxweynahu uu u fidiyay Xildhibaanada labada Aqal si wadatashi balaadhan looga yeesho xaalada guud ee siyaasada dalka ayaa wada latashiyada ay la yeelanayaan qeybaha Kala duwan ee Bulshada iyo hogaanka Dowladda Jubaland.

465982821_1122006552614567_7405768700451020349_n-300x200 Axmed Madoobe oo la kulmay xildhibaanda labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya

Exit mobile version