Sign in
HOME
NEWS
ENGILSH
Video
About Us
Privacy Policy
TOS
Contact Us
HOME – mobile
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
rnnsomalitv
Lastes News in Somalia
HOME
NEWS
ENGILSH
Video
About Us
Privacy Policy
TOS
Contact Us
HOME – mobile
Home
Authors
Posts by Mahad
Mahad
1759 POSTS
0 COMMENTS
https://rnnsomalitv.com
WARARKII UGU DANBEEYAY
Musharrax Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa hoygiisa uu ka degan yahay caasimadda Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqii Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).
Mahad
-
December 14, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
“Wakiillada Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jubbaland, xilli magaalada Kismaayo ay martigelin doonto toddobaadka soo socda shirka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya.”
Mahad
-
December 14, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
Mucaaradka iyo Jubaland/Puntland oo Kismaayo ku Yeelanaya Shir Xasaasi a
Mahad
-
December 13, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
NISA oo Sheegtay in Howlgal ka dhacay Jilib Lagu Beegsaday Horjoogeyaal ka Tirsan Kooxda AS
Mahad
-
December 10, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta saxiixay sharciga dhismaha Guddiga Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka
Mahad
-
December 10, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
DEG-DEG: Dagaal Culus oo Ka Socda Duleedka Baladxaawo
Mahad
-
July 28, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
DEG-DEG: Dagaal Dhexmaray Ciidanka Itoobiya iyo Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo ka dhacay Dooloow
Mahad
-
July 27, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
La-Taliyihii Amniga Qaranka ee Madaxweyne Xasan Sheekh oo Iscasilay
Mahad
-
July 27, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
WAR DEG-DEG AH: Al-Shabaab oo La Wareegtay Gacanta Degmada Maxaas Kaddib Dagaal Culus
Mahad
-
July 27, 2025
0
WARARKII UGU DANBEEYAY
Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee gobolka Hiiraan ayaa ka hortegay weerar naf la caari ah oo kooxaha Khawaarijta ah ay saakay ku soo qaadeen deegaan lagu magacaabo Birta oo dhaca soohdinta gobollada Hiiraan iyo Galgaduud, halkaas oo lagu jebiyey Khawaarijta. Saraakiisha hogaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay khasaare lixaad leh saakay cadowga gaarsiiyeen oo hadda ay sii baacsanayaan firxadka Khawaarijta, isla markaana goordhow ay soo bandhigi doonaan meydadka cadowga oo daadsan goobihii lagu dagaalamay. Lasoco goordhow faahfaahin rasmi ah.
Mahad
-
July 27, 2025
0
1
2
3
...
176
Page 1 of 176