Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya

0
122

Xildhibaan Saadaq Cumar iyo wafdi u hogaaminaayo oo ka socda Baaarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Ankara kulan kula yeeshay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibedda Türkiye Mudane Burhanettin Duran.

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xiriirka walaalnimo ee labada wadan ka dhaxeeya.

Shirkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Danjiraha JFS u fadhiya Wadanka Türkiye Mudane Fatxudiin Cali Ospite iyo Gudoomiyaha guddiga Saaxiibtinamada Baarlamaanka Turkiga Mudane Abdirahim Firat.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here