Dagaal sababay dhimasho iyo dhawac oo gordhow ka dhacay afaafka hore ee Xarunta weyn Ee shirkada hormuud Ee bakaraha
Dagaal ayaa udhaxeyay ilaalada Shirkada hormuud iyo Askar ku labisneed dharka Ciidamada malatariga Soomaliya
Ugu yaraan waxaa ku dhintay dagaal kaasi hal askari oo ahaa Askarta Werarka soo qaday Ee Ku labisneed dharka Ciidamada dowlada halka gacanta lagu dhigay labo askari oo kale waxaana haatan halkaasi ka tagan xalad daganaasho aan cago badan ku taagneen
Sidoo kale lama oga in askarta werar ka qaday in ay ka tirsan yihiin kuwa dowlada.
Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco.