DEGDEG:Kooxo hubeysan oo dhaawac halis caawa u geystay Faam Guutaale oo…

0
43

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysan oo caawa Magaalada Muqdisho dhaawac halis ah ugu geystay Faam Guutaale oo caan ka ahaa baraha bulshada.

Goob jogayaal ayaa sheegay in falka loogu geystay Faam Guutaale loo adeegsaday Toorey, isla markaana dhaawac halis ah uu soo gaaray.

Warar intaas ka badan lagama hayo sababta ka dambeysay dhaawac Faam Guutaale,oo caan ka ahaa baraha bulshada ee Soomaalida.

Sidoo kale dhaawaciisa oo ahaa mid culus, ayaa xiligaan lagu dabiibayaa mid ka mid isbitaalada ku yaalla Magaalada Muqdisho, mana jirto ilaa iyo hadda cid loo soo qabtay dhacdaadasi.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here