Xildhibaanada labada golle ee BFS oo ansixiyay Xeer muhiim ah oo la xiriira doorashada

0
52

Xildhibaanada labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah waxa ay ku shegeen xaruntooda Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada aya dood dheer kaddib waxa ay ansixiyeen xeerka dhismaha guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha.

Baarlamaanka ayaa xeerkaan ku ansixiyey cod aqlabiyad ah, waxaana ogolaatay in la ansixiyo 173 Xildhibaan, mana jirin Xildhibaan diiday ama ka aamusay.

 

.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here