Friday, November 22, 2024
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYXildhibaanada labada ee BJFS oo ansixiyay xeerarka ururada iyo xisbiyada siyasasadeed ee...

Xildhibaanada labada ee BJFS oo ansixiyay xeerarka ururada iyo xisbiyada siyasasadeed ee dalka

Xildhibaanada labada golle ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah ku yeeshay xaruntooda Villa Hargesa, iyada oo labada guddoonka labada aqal ay kulanka shir guddoominayeen.

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dood dheer kaddib waxa ay ansixiyeen Xeerka Ururrada iyo Xisbiyada Siyaasadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanada kulanka soo xaadiray ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey xeerkaan, waxaana ogolaatay 177 Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin xildhibaan diiday.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments