Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka soomaaliya, kana soo jeeda Jubbaland ayaa si buuxda u taageeray Madaxweynaha maanta Kismaayo lagu doortay Ilyaas Badal Gaboose.
Waxa ayna shegeen in ay garab taagan yihiin, isla markaana ay la shaqeynayaan.
Hoos ka akhriso qoraalka