Wasiir ka tirsan Xukuumadda Xamsa oo is casilay +sababta

0
81

Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda ee XFS Xildhibaan Sadam Maxamuud Cabdi ayaa iska casilay xilkii, wuxuuna kasoo jeeda Puntland, wasiir kuxigeenkan ayaa ku eedeeyey DFS in ay siyaasadanayso mashaariicaha horumarinta ee dalka lasiiyo.

Hoos ka akhriso warqada is casilaada

465654341_28252519934347393_7376120844631921783_n-212x300 Wasiir ka tirsan Xukuumadda Xamsa oo is casilay +sababta

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here