Saturday, November 23, 2024
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYTariikhda nololeedka Madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro

Tariikhda nololeedka Madaxweynaha cusub ee Somaliland Cabdiraxmaan Cirro

Madaxweynaha cusub ee maamulka Somaliland ee Waqooyiga Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ku dhashay magaalada Hargeysa ee gobolka Waqooyi Galbeed 1955-kii. Sanadihii 1978 illaa 1981 wuxuu ka soo shaqeeyay hay’ad la oran jiray horumarinta danwadaagaha Soomaaliya.

Sanadihii 1981 ilaa 1988 wuxuu ahaa diblomaasi ka howlgala wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Cabdiraxmaan Cirro ayaa May 1988 illaa iyo 1996 wuxuu ahaa ku-xigeenka danjiraha iyo sii hayaha safaaradd Soomaaliya ee dalka Ruusha ee magaalada Moosko.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments