Saraakiil ka socotay Mareykanka oo booqday Taliska ciidamada ilaalada xeebaha Soomaaliya

0
27

Saraakiil ka socotay Dowladda Mareykanka ayaa maanta waxa ay booqasho ku tageenTaliska Ilaalada Xeebaha ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.

Saraakishan waxaa xaruntaan ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Booliska Soomaaliyeed G/Sare Bashiir Cabdiqaasim.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga dhinaca amniga ee xeebaha Soomaaliya iyo sidii kor loogu qaadi lahaa awoodda iyo tayada hawlgallada Ilaalada Xeebaha Booliiska Soomaaliyeed.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here