Sunday, February 23, 2025
spot_img
HomeARIMAHA BULSHADAMuxuu ku saabsan yahay heshiiska ay kala saxiixdeen hay'adaha SoDMA iyo NIRA...

Muxuu ku saabsan yahay heshiiska ay kala saxiixdeen hay’adaha SoDMA iyo NIRA ?

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta (NIRA) ayaa kala saxiixday heshiis wadashaqayn ah oo ku saabsan isku xirka nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo nidaamka maareynta musiibooyinka iyo gargaarka banii’aadannimo.

Ujeedka guud ee heshiiska ayaa ah sidii labada hay’adood isaga kaashan lahaayeen baahinta diiwaangelinta dadweynaha ee nidaamka aqoonsiga Qaran ee casriga ah iyo in qof walba ee la gaarsiinayo gargaar bini’aadannimo uu helo aqoonsi sugan oo la isku haleyn karo.

Heshiisku waxa uu u ogolaanayaa in dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan ee ay Hay’adda SODMA u adeegto ay si bilaash ah ku helaan diiwaangelinta iyo aqoonsiga ay bixiso Hay’adda NIRA.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments