Muuse Biixi oo la kulmay Madaxweynaha loo doortay Somaliland

0
85

Xarunta Madaxtooyada Somaliland waxaa maanta kulan ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo aan wali xilka wareejin iyo madaxweynaha la doo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro).

Kulanka oo ahaa Salaan, ayey Labada Madaxweyne waxaa si gaar ah isaga xog-wareysteen arrimaha amniga Somaliland iyada oo Muuse Biixi uu soo dhaweeyay Madaxweynaha la doortay Cabdiraxmaan Cirro, oo somaliland hoggaamin doona 5 sanno ee soo socoto.

Sidoo kale Kulankan ayaa waxaa labada madaxweyne ku wehelinayey shir-guddoonka labada gole ee guurtida iyo wakiillada iyo guddoomiyaha maxkamadda sare.

Sikastaba waaa kulankii ugu horeeyay ay shegayaan Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cirro, kaddib doorashadii uu ku soo baxay Cirro,isla markaana looga guuleystay Muuse Biixi.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here