Sunday, February 23, 2025
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYMaxey kawada hadleyn wasiirka Batroolka ee XFS iyo wefdiga ka socday dalka...

Maxey kawada hadleyn wasiirka Batroolka ee XFS iyo wefdiga ka socday dalka Azerbaijan ?

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda dalka Azerbaijan oo uu hoggaaminayay Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda dalkaas Mudane Yalchin Rafiyev.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xariirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada Tamarta,Batroolka ,maalgashiga iyo tababarka xirfadlayaasha.

Kulanka ayaa waxaa wasiirka ku wehliyay Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiye Fathudiin Ali iyo Guddoomiyaha hay’adda Batroolka Somaliyeed Engineer Abdulkadir Adan Mohamed.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments