Saturday, February 22, 2025
spot_img
HomeARIMAHA BULSHADAMaxaa looga hadlay kulanka Ra'iisul wasaare Xamsa iyo guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka...

Maxaa looga hadlay kulanka Ra’iisul wasaare Xamsa iyo guddiga madaxa-banaan ee Doorashooyinka ?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka isaga oo Warbixin ka dhageystay.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa guddiga la wadaagay sida ay dowladda Soomaaliya uga go’an tahay in dalka laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah iyadoo awoodda loo celinayo shacabka si ay codkooda ugu soo doortaan madaxda hoggaamineysa.

Xamsa Cabdi Barre ayaa guddiga kula dardaarmay in uu sida ugu dhaqsiyaha badan uga howl galo hirgelinta doorashooyinka dalka si hufan oo caddaalad ku saleysan maadaama uu baarlamaanka dalka dhawaan u dhammeystiray dhammaan shuruucdii fududeynayay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments