Maamulka Jubbaland oo ka hadlay howlgallada iyo dagaallada ka socda Hir-shabeelle

0
24

War-saxaafadeed kasoo baxa madaxtooyada Jubbaland, ayaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab, ee ka socda deegaano katirsan maamulka Hir-shabeelle.

Qoraalka ayaa sidoo kale waxaa lagu bogaadiyay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee dagaalka adag kula jira kooxda ee Al-shabaab oo gacanta ku heysa deegaano badan oo katirsan gobollada dalka.

“Jubbaland waxa ay taageereysa iskaashiga socda waxa ayna rajeyneysa inuu noqdo  mid lagu gaarayo guusha ugu dambeysa ee looga adkaanayo Al-shabaab loogana qabsan doono deegaanada dowlad goboleedka Hir-shabeelle ay kaga sugan yihiin”, ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Jubbaland

481771253_1200353194779902_6445931023964437709_n-240x300 Maamulka Jubbaland oo ka hadlay howlgallada iyo dagaallada ka socda Hir-shabeelle

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here