Laamaha Amniga Muqdisho oo Gacanta ku dhigay Rag dhac geystay

0
25

 

 

Howlgal ay sameeyeen Ciidanka Boliiska Gobalka Banaadir oo kaashanaya Hay,adaha amaanka Caasimadda ayaa soo xiray eedeysanayaal gaaraya 10 xubnood.

 

Raggaan ayaa lagu Edeeyay inay geesteen falal iskujira Dil, Dhaawac iyo dhac dadweyne kana geesteen Dagmooyin kala duwan ee Caasimadda.

 

War kasoo baxay Booliska Gobolka Banaadir ayaa waxaa lavu sheegay inay ku socoto baaris lana marsiindoono Cadaaaladda.

 

” Waxaa shacabka Caasimadda ku nool laga codsanayaa in ay nala soo wadaagaan cidwalba oo ammniga lidi ku ah, adiga oo nagala soo xariiraya xafiiska Gurmad ee Ciidanak Boliiska Soomaaliyeed 991 ayaa lagu yiri” Warka Booliska.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here