Jubbaland oo si cad u sheegtay in ay aadeyso doorasho badan,kana soo horjeysatay..

0
40

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqday markii ugu horeysay si cad u sheegtay in aysan mudo kororsi ogoleyn, doorashadeeda qabanayso, waxayna u jeedisay dhinaca Madaxda Dowladda dhexe, eedo waa weyn oo ay kamid yihiin in ay doonayso in Firaaq dastuuri ah la abuuro, Dagaalka Argagixisada aan lagu guuleysan, kala aragti duwanaanshahana aysan dooneyn in wada hadal lagu xaliyo, sidaas waxaa lagu sheegay warsaxaafadeed saacad ka hor kasoo baxay dhinaca Madaxtooyada Jubbaland, oo lagu cadeeyey mawqifka maamulkaas ee la xariira arrimaha doorashooyinka.

Jubbaland ayaa sheegtay in aysan doorashadeeda dib u dhigeyn oo ay u qabsoon doonto, si lamid ah August 2019kii oo aysan dib u dhac aqbaleyn, maadaama lagu fashilmay qabashada doorashooyin mideysan.

 

Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay jubbaland

465071200_1114719853343237_3282293989275656843_n-240x300 Jubbaland oo si cad u sheegtay in ay aadeyso doorasho badan,kana soo horjeysatay..

465050021_1114720906676465_2121026104184666661_n-232x300 Jubbaland oo si cad u sheegtay in ay aadeyso doorasho badan,kana soo horjeysatay..

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here