Friday, November 22, 2024
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYJubbaland oo shaacisay in xiriirkii wadashaqeynta Dowladda dhexe ay joojisay

Jubbaland oo shaacisay in xiriirkii wadashaqeynta Dowladda dhexe ay joojisay

Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in hakad galisay la shaqeyntii Dowladda Federaalka Soomaaliya, xili kismaayo ay ku sugan yihiin Xildhibaano katirsan BFS ee laga soo doortay dowlad goboleedkaas balse talaabadaan ayaa ka dhigan in Madaxda dowladda soomaaliya, aysan u socdaali karin deeganada Jubbaland.

Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Jubbaland.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments