Saturday, February 22, 2025
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYGuddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan joogtada ee BJFS

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyey kulan joogtada ee BJFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo ka dhacay xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa Hargeysa.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulanka furay ayaa sheegay in kalfadhiga lixaad ee furmaya maalinta Sabtiga ah ay Golaha horyaalaan howlo muhiim ah oo uu ka mid yahay dhameystirka dib u eegista dastuurka.

Intaasi ka dib guddoomiyaasha guddiga joogtada ayaa ka warbixiyay shuruucda ay gacanta ku hayaan iyo habraacyada u dhiman.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments