Sunday, February 23, 2025
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYGuddoomiye Aadan Madoobe oo dib u fasaxay xildhibaano laga ganaaxay kulamada golaha...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo dib u fasaxay xildhibaano laga ganaaxay kulamada golaha shacabka

Bayaan kasoo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ( Madoobe) ayaa lagu sheegay in 15 xildhibaan oo katirsan golaha shacabka loo fasaxay ka qeyb galka fadhiyada guud ee kalfadhiga 6-aad ee golaha shacabka.

Bayaanka ayaa kasoo ayaa lagu sheegay in Xildhibaannadan hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay.

“waxa uuna xildhibaanadda kula dardaarmay ilaalinta dastuurka Qaranka, xeer hoosaadka iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed”.  ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay guddoomiyaha.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments