Maamulka Jubbaland ayaa shaacisay Habraaca & Jadwalka doorasho dad-ban oo ay qabsanayso, taasi oo dhici doonto 25-ka November.
Guddiga madaxa-banaan ee xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland, ayaa sheegay in doorashada ay qabsoomi doonto waqtigii loogu talagay, isla markaana sida ugu wanaagsan ay u qaban doonaan.
Guddiga ayaa hoosta ka xariiqay in doorashada xildhibaanada iyo tan Madaxweynaha ay rajeynayaan waqtigii loogu talagalay ay qabsoomi doonto.
Hoos ka akhriso qoraalka