Golaha Wasiirrada oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay Gen. Odowaa

0
46

Golaha Wasiirrada Xukuumadda ee Xukuumadda Soomaaliya, ayaa kulan xasaasi ah caawa yeeshay Magaalada Muqdisho.

Shirka golaha wasiirada ayaa waxaa shir guddoominayay Ra’iisul wasaare Xamsa Cabdi Barrre, iyada oo inta badan wasiirrada ay kasoo qeyb galeen.

Kulanka golaha wasiirrada ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha ‘AS.

FB_IMG_1731262983418-300x294 Golaha Wasiirrada oo Taliyaha Ciidanka Xoogga u magacaabay Gen. Odowaa

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here