Dr. Adan Abdullaahi Aya 53 cod kuu guleystay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Waqooyi bari .

0
93

Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka cusub ee Waqooyi bari Soomalaaya ayaa loo doortay Dr Aden Abdullahi Aw Hassan .

Waxa uu Dr Adan Cabdulahi helay 53 cod, halka musharaxii kale ee la tartamayay Cabdiqafaar Dheeliye, uu helay 29-cod, hal cod ayaana hallaabay.

 

Dr. Aadan ayaa hoggaamin doonaa 83-da mudane ee baarlamaankan cusub.

Doorashada Labadiisa kuxigeen ayaa haatan loo gudbay.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here