Diyaarad drone ah oo lagu weeraray guriga Ra’iisul wasaaraha Yahuuda

0
49

Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya diyaarad Drone ah oo lagu weeraray guriga N-Yahu ee xaafadda qeysiriyah oo ah xaafad dadka taajiriinta ay degen yihiin.

Xaafadda ayaa ku taala waqooyiga Caasimada Yahuuda.

Weerarkaan ayaa saaka dhacay, Warbaahinta waa loo diiday inay halkaasi muuqaalo ka duubaan, balse waxaa la xaqiijiyay in guriga N-yahu ay ku dhacday diyaaradda.

Warbaahinta Israel ayaa baahisay in isaga iyo xaaskiisa ay guriga ka maqnaayeen.

la soco warkan wixii kasoo kordha.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here