DF Somalia oo waxba kama jireen ku tilmaamtay guddiga doorashada Jubbaland

0
66

Dawladda Federaalka ayaa sheegtay in aysan waxba kajirin guddigii doorasho ee uu magacaabay xalay MW Jubbaland oo uu sharci darro yahay, waxayna sheegtay in aysan aqbalsaneyn doorasho kasta oo ay Jubbaland gaar u qabsato.

Warsaxaafadeed lamariyey wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sidaas lagu sheegay, kaas oo lagu sheegay in Madaxweynaha Jubbaland waqtigii ka dhamaaday August 2023-kii.

Dad badan ayaa aaminsan in MW Xassan Sh warkan cusub ee kayimi iyo ficilkisii 2019kii ee uu ku taageeray Axmed Madoobe ay is burinayaan, isagoo la dagaalamaya Villa Somalia.

FB_IMG_1731214610017-232x300 DF Somalia oo waxba kama jireen ku tilmaamtay guddiga doorashada Jubbaland FB_IMG_1731214613459-231x300 DF Somalia oo waxba kama jireen ku tilmaamtay guddiga doorashada Jubbaland FB_IMG_1731214616503-232x300 DF Somalia oo waxba kama jireen ku tilmaamtay guddiga doorashada Jubbaland FB_IMG_1731214619067-239x300 DF Somalia oo waxba kama jireen ku tilmaamtay guddiga doorashada Jubbaland

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here