DF Somalia oo si adag uga soo horjeesatay hadal kasoo yeeray Safiirka Dalka Denmark

0
69

Wasaaradda arrimaha dibada Soomaaliya ayaa u dirtay warqadan safiirka dawladda Denmark u jooga Soomaaliya, taas oo ay kaga dalbatay in uu yimaado xarunta wasaaradda Arrimaha dibada 19ka bishan November, si waxlooga weydiiyo hadalo uu kajeediyey magaalada Hargeisa, markii uu ka hadlayay kormeerkii doorashadii SL ka dhacday todobaadkan, oo uu korjoogtadii caalamka kamid ahaa.

Dawladda Soomaaliya ayaa si xoogan uga carootay doorashooyinkii qof iyo codka ahaa ee kadhacay Somaliland & Puntland.

Hoos ka akhriso qoraalka Wasaaradda

FB_IMG_1731828713335-231x300 DF Somalia oo si adag uga soo horjeesatay hadal kasoo yeeray Safiirka Dalka Denmark

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here