DEGDEG:RW ku-xigeenka dalka oo laga qaaday xubinimadii golaha aqalka sare

0
55

Golaha aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya, oo kulan xasaasi ah maanta ku yeeshay Muqdisho, ayaa xubinimadii golaha ka qaaday Saalax Axmed Jaamac.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa lumiyay xubanimada Aqalka Sare, kadib markii uu soo xaadiri-waayay afar kala fadhi oo xiriir ah.

Waxaa lagu bedelay booskiisa Ibraahim Iidle Suleymaan guddoomiyihii hore Maxkamadda Sare dalka.

Buuq ayaa ka dhashay arintaan, waxaana guddoonka lagu eedeeyay in la jabiyay xeer hoosaadka gollaha.

Wixii ku soo kordho warkan halkan kala soco

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here