DEGDEG:Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amar ku bixisay in lasoo xiro Axmed Madoobe

0
66

aliyaha Booliska Soomaaliya oo lagu amray in ay soo qabtaan Axmed Madoobe Hoggaamiyaha maamul goboleedka Jubbaland.

Warqad kasoo baxday Maxkamadda gobalka Banaadir, ayaa ku eedeysay Axmed Madoobe, inuu galay Khiyaano Qaran, dal shisheeye xog u gudbin, Falal lid ku ah midnimada Qaranka.

Hoos ka akhriso qoraalka

FB_IMG_1732716434359-235x300 DEGDEG:Maxkamadda Gobolka Banaadir oo amar ku bixisay in lasoo xiro Axmed Madoobe

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here