aliyaha Booliska Soomaaliya oo lagu amray in ay soo qabtaan Axmed Madoobe Hoggaamiyaha maamul goboleedka Jubbaland.
Warqad kasoo baxday Maxkamadda gobalka Banaadir, ayaa ku eedeysay Axmed Madoobe, inuu galay Khiyaano Qaran, dal shisheeye xog u gudbin, Falal lid ku ah midnimada Qaranka.
Hoos ka akhriso qoraalka