Wararka anu ka heleyno gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya ciidanka macawiisley iyo kooxda Al-shabaab uu ka socdo howdka labada gobo lee u dhaxeeya ee Ceelhareeri iyo Aadan Yabaal.
Dagaalka ayaa lasoo warinaya inuu yahay mid xooggan oo labada dhinac isku adeegsanayaan hubka nuucyadiisa kala duwan.
Hoggaamiyaal katirsan ciidanka Macawiisleey, ayaa ku waramaya in xaalada ay adag tahay, sla markaana aysan hadda ka warbixin Karin khasaaraha maadama uu weli socdo.
