Friday, November 22, 2024
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYDEG DEG:Xisbiga Himilo Qaran oo Ka Digay Waxa Ka Dhalan Kara Heshiiskii...

DEG DEG:Xisbiga Himilo Qaran oo Ka Digay Waxa Ka Dhalan Kara Heshiiskii GWTQ

Xisbiga Himilo qaran ayaa kasoo horjeestay war-saxaafeedkii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka, kaasi oo looga hadlay qodobo kala duwan.

Qoraal kasoo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in uu ummadda Soomaaliyeed u caddaynayaa in Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud qaadi doono masuuliyadda wixii dhibaato ah ee ka dhasha xad-gudubka lagu sameynayo Dastuurka dalka iyo kan dowlad goboleedyadda.

Xisbigu wuxuu xasuusinayaa Madaxweynaha inuusan sidii uu doono ka yeeli karin taladda dalka, wixii uu shalay diidanaana aan maanta isaga laga aqbali doonin.

Hoos ka akhriso qoraalka kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments