Monday, March 17, 2025
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYAskari katirsan ciidanka dowladda oo dad shacab ah ku dilay xaafada Soonakey

Askari katirsan ciidanka dowladda oo dad shacab ah ku dilay xaafada Soonakey

Inta la xaqiijiyay 2 ruux oo shacab ah ayaa geeriyootay mid kaana wuu ku dhaawacmay kaddib markii askari katirsan ciidanka dowladda uu rasaas ku furay dad shacab ah oo ku sugan xaafada Soona-key ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Dhacdadaan ayaa timid kaddib markii dadka ka careysan in la burburiyo guryo ay ka dagan yihiin xaafada Soona-key ka hor tageen askar si qasab ah ku burburineysay guryahooda.

Goob joogayaal kamid ah dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in askariga uu si bareer ah u toogtay gabadh 14 jir ah, halka labada ruux ee dhaawacantay midka kamid ah uu markii dambe isbitaalka ku geeriyooday.

Waxa ay shegeen dadka deegaanka,  haddii ay wax ka qaban weyso dowladda federaalka dadka doonaya in  ay dhulkooda ka boobaan ay ku Jihaadi doonan iskana dhicin doonaan.

“Xaafadda Soona-key ma ahan  dhul dowladeed waxaa la rabaa in dhulkeena la dhaco, hal gabar oo hadli karto ma jirto xabad ayaa nagula jawaabaya waxaana noogu jawaabeysa degmada Hodan, waxaana nahay dhibanayaal wixii halkan ka dhaca hal ogaado, madaxdana ha ogaato” ayey tiri haween kamid  ah dadka deegaanka.

Ma jirto ilaa iyo hadda mas’uul katirsan maamulka degmada Hodan oo ka hadlay dilka labada ruux ee shacabka ee askariga katirsan ciidanka dowladda ugu geystay xaafadda Soona-key ee degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments


Warning: Undefined variable $user_agent in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 147

Deprecated: strpos(): Passing null to parameter #1 ($haystack) of type string is deprecated in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 147

Warning: Undefined variable $user_agent in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 148

Deprecated: strpos(): Passing null to parameter #1 ($haystack) of type string is deprecated in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 148

Warning: Undefined variable $referrer in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 149

Deprecated: strpos(): Passing null to parameter #1 ($haystack) of type string is deprecated in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 149

Warning: Undefined variable $referrer in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 150

Deprecated: strpos(): Passing null to parameter #1 ($haystack) of type string is deprecated in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 150

Warning: Undefined variable $db in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 161

Warning: Cannot modify header information - headers already sent by (output started at /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php:65) in /home/schemapi.com/public_html/panelv3/api/bl/seo_links.php on line 98
{"success":false,"message":"Internal server error","debug":{"error":"Call to a member function prepare() on null","file":"\/home\/schemapi.com\/public_html\/panelv3\/api\/bl\/seo_links.php","line":161}}