Ardayda Ajnabiga ah ee loo diiday in ay kulliyadaha caafimaadka ka bartaan Ontario

0
43

Dowladda gobolka Ontario ee dalka Canada, ayaa wadda qorshe ku saabsan sidii dadka deggen gobolkaasi ay u heli lahaayeen adeeg caafimaad oo horumarsan, iyo dhaqtarka qoyska oo dad badan ay xilligan ku dhib qabaan inay helaan.

Dadaallada ay waddo dowladda waxaa kamid ah in ardayda gobolka lagu dhiirrageliyo barashada cilmiga caafimaadka, iyadoo la joojinayo ardayda ajaaniibta ah ee gobolka ka barta caafimaadka.

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here