Wednesday, March 12, 2025
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYKooxda 'AS' oo isaga baxay deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe

Kooxda ‘AS’ oo isaga baxay deegaano ku yaalla gobolka Shabeellaha Dhexe

Sida ay sheegayaan wararka anu ka heleyno gobolka Shabeellaha Dhexe kooxda Al-shabaab,  ayaa iskaga baxday magaalooyinka Ceelbaraf iyo Biyacadde kadib markii ciidanka xoogga ay dhowr jiho ay ka galaan magaalooyinkaasi.

Wararka ayaa intaas ku adaraya  in kooxda ay iskugu  dad yar oo ku sugnaa Ceel-baraf,  kadibna ay ku wareejiyeen furaha masjidka magaaladaas, kaas oo ay hore uga qaateen markii ay qabsadeen.

Duqeymo culus oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay lala beegsaday   Al-shabaab ayaa la sheegay inay sabab u noqotay ka bixistooda deegaanadan.

Sidoo kale,ciidamada dowladda ayaa la sheegay in ay burburiyeen  buundo macmal ah oo ay ka sameysteen deegaanka Aw Baale ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Sikastaba, dowladda Soomaaliya ayaa kordhisay  duqeyn circa iyo dagaalka tooska ah, taasoo keentay in kooxdan Al-shabaab ay khasaaro xoog leh kala kulanto duqeymahaasi.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments

class 76 unblocked | drive mad unblocked 76 | unblocked games 76 | class 76 unblocked | drive mad unblocked 76 | unblocked games 76 | class 76 unblocked | drive mad unblocked 76 | unblocked games 76 | İstanbul Escort | İstanbul Escort | porn sub ita | canlitv.watch | |