Sunday, February 23, 2025
spot_img
HomeWARARKII UGU DANBEEYAYWefdi ka socda dowladda Azerbaijan oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Wefdi ka socda dowladda Azerbaijan oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray wefdi uu hoggaaminayo wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha dibada ee Azerbaijan Yalchin Refiyey.

Wefdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Cali Balcad.

Ujeedka ay u yimadeen wefdiga Azerbaijan si dhab ah looma oga, balse waxaa la filaya in ay kulamo la qataan madaxda dalka ugu sareeeysa, iyo safiirka dalkaasi u fadhiya Soomaaiya sida ay xogaha ay sheegayaan.

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments