Xasan Sheekh oo xerada Damaanyo ugu magac daray Gen Gordon +sababta

0
168

Iyada oo ay hadal heyn xooggan ka dhalatay talabadii Madaxweyne Xasan Sheekh uu Xeradi Sareeyo Guuto  Maxamed Ibraahim Faarax ( Gen Gordon) oo horay loogu magac daray uu ku badalay Gen u dhashay Imaaraatka Carabta, kaasi oo horay loogu dilay isla xeradaasi.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa hadda soo saartay warqad dib loo qaaday Taariikhda soo bixideeda, waxaana Xerada Jen, Gordan laga bedelay magacii, Hadal-heynta ka dhalatay go’aankaas ayaa madaxweynaha ku qasbay in uu xeradii Damaanyo ugu magacdaro Allaha u raxmadee Jen Gordan.

Madaxweyne Xassan ayaa u socdaalaya Imaaraatka Carabta, xili ay safarkii u dambeeyey uusan lakulmin madaxda sare ee dalkaas, Wasiir kuxigeenka beesha Gordan allaha u raxmadee ayaa dadaal xoog leh baxshay.

468794354_28542791818653535_90412131369787436_n-212x300 Xasan Sheekh oo xerada Damaanyo ugu magac daray Gen Gordon +sababta

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here