Safiirka Soomaaliya u fadhisa Dalka Yugaandha oo la kulmay guddiga beeraha ee Baarlamaanka JFS

0
103

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Amb. Fardowso Maxamed Qanyare ayaa xafiiskeeda ku qaabishay Xildhibaan Nadra Saalax Cabdi Guddoomiyaha Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada iyo Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed Guddoomiyaha Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer-miyiga, Xoolaha & Khayraadka Badda sidoo kale waxaa booqashada ku wehliyay Xildhibaan Maxamed Abuukar Cabdi iyo Maxamed Xuseen Cabdullaahi.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Uganda Amb. Fardowso Maxamed Qanyare ayaa xildhibaanada uga warbixisay xariirka labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda iyo howlaha Safaaradda Soomaaliya ee Uganda u hayso muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Uganda ku nool.

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here