Jubbaland oo si kulul uga hadashay ciidankii maanta Dowladda ay geeysay duleedka Kismaayo

0
56

Wasaaradda amniga ee Maamulka Jubbaland ayaa sheegtay in ciidan beeleed laga keenay Muqdisho, oo ay abaabushat Dowladda Federaalka Soomaaliya, lakeenay Raaskambooni, ayna sharci darro tahay.

Sidoo kale wasaaradda waxay sheegtay in ay ciidankaas hadda is horfadhiyaan ciidanka Jubbaland, masuuliyada ka dhalatana ay qaadayaan madaxda Dowladda Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay wasaaradda amniga Jubbaland waxa ay sheegtay in Dowladda ku fashilantay isku dayo ay doonaysay in ay Gedo ciidamo kaga dajiso.

468508801_28474646975468020_3335777538132986364_n-232x300 Jubbaland oo si kulul uga hadashay ciidankii maanta Dowladda ay geeysay duleedka Kismaayo

 

About The Author

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here